Goobjoog

WAR DEG DEG AH: Axmed Madoobe Oo Si Aqlabiyad Leh Ugu Guuleystay Doorashadii Jubbaland

Waxaa goor dhaw lasoo gaba gabeeyay dorashada madaxweynaha Jubbaland oo kusoo dhamaatay wareegga Koowaad, ka dib markii cod aqlabiyad leh lagu doortay Axmed Madoobe. Codka doorashada ayaa ahaa qarsoodi, waxaana…

WAR DEG DEG AH: Axmed Madoobe Oo Si Aqlabiyad Leh Ugu Guuleystay Doorashadii Jubbaland

Waxaa goor dhaw lasoo gaba gabeeyay dorashada madaxweynaha Jubbaland oo kusoo dhamaatay wareegga Koowaad, ka dib markii cod aqlabiyad leh lagu doortay Axmed Madoobe.

Codka doorashada ayaa ahaa qarsoodi, waxaana codeynaya 74 xildhibaannada Jubbaland ah.

Codadka sidaan ayaa loo kala helay:-

  • Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo helay  (68 cod)
  • Hilowle Aadan Maxamed (2 cod)
  • Cismaan Xuseen Feyruus (2 cod)
  • Maxamed Cismaan Yuusuf (0)

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments