Goobjoog

Galmudug Oo u Digtay Puntland

War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loogu digay maamulka Puntland oo lagu eedeeyay arrimo badan. Waxaa lagu eedeeyay Puntland in ay hubeynayso…

Galmudug Oo u Digtay Puntland

War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loogu digay maamulka Puntland oo lagu eedeeyay arrimo badan.

Waxaa lagu eedeeyay Puntland in ay hubeynayso Ahlu-sunna Waljameeca, abaabul dagaal oo ay ka wado deegaanka Saaxo ee Gobalka Mudug iyo arrimo kale.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka

WARSAXAAFADEED (1)

WARSAXAAFADEED (2)

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments