Goobjoog

Fasixii Baarlamaanka ee Kalfadhigan oo La Laalay

Sanad kasta baarlamaanka Soomaaliya waxa uu qaataa 4 bilood oo fasax ah, kaasi oo look ala qeybiyo labada kalfadhi ee sanadka la qabto. Kalfadhigan lixaad fasaxa waxa ay ahayd in…

Fasixii Baarlamaanka ee Kalfadhigan oo La Laalay

Sanad kasta baarlamaanka Soomaaliya waxa uu qaataa 4 bilood oo fasax ah, kaasi oo look ala qeybiyo labada kalfadhi ee sanadka la qabto.

Kalfadhigan lixaad fasaxa waxa ay ahayd in uu biloowdo 27-da bishan, hase yeeshee guddoonka baarlamaanka iyo guddiga joogtada ah waxa ay go’aansadeen in fasaxa la laalo si shaqooyin muhiim ah oo u yaala baarlamaanka loo qabto.

Baarlamaanka oo waqtigiisa ka dhimanyahay hal sano oo kaliya ayaa waxaa horyaala shaqooyin aad muhiim u ah, kuwaasi oo laga cabsi qabo in aanan lagu dhameyn karin waqtiga haray.

Tiiyoo ay sii dheertahay mooshin laga keeney madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments