Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar Ismiidaamin ah, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.
Gaari yar ayaa la sheegay in lagu weeraray xarunta Jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay ciidamo ka tirsan Jubbaland.
Inta la xaqiijiyay waxaa halkaasi ku dhintay Seddax qof, iyadoo dhaawaca 10 uu ka badan yahay.




From the comments