Qarax ka dhashay gaari la dhigay gadaasha danbe ee ex-hotel Jubba, gaar ahaan meel lagu ciyaari jiray islamarkaana ah Baar shaah, ayaa ilaa hada dhamashadiisu waxay maraysaa 5 iyo 18 dhawaac ah.
Guddoomiyaha degmada Shangaani Axmed Yalaxow oo Goobjoog waraysi siiyay ayaa xaqiijiyay tirda dhimashada iyo dhawaac “ Dhimashadu markii hore 4 ayay ahayd lakiin hada hal gabar ayaa Isbitaalka ku dhimatay, dhaawacana waa 18, 10 ka mid ah way fudud yihiin”
Guddoomiyihu wuxuu weerarka ku eedeeyay Xarakada Al-shabab “ meesha la weeraray waa meel aan dowlo shaqo ku lahayn, waxaan ka danbeeyay dhagar qabayaasha Alshabab”







From the comments