War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa gabi ahaanba deegaanada Jubbaland, gaar ahaan sedexda gobol ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo in uu ka hawlgalo taleefishinka Universal ee afka Soomaaliga ku hadla.
Taleefishinkani ayaa lagu heley falal faafin been abuur ka dhan ah maamulka Jubbaland, kaasi oo soo socdey muddo labo sano ka badan.
Taleefishinka ayaa sameeyey waxyaabo badan oo ka taloowsan anshaxa suuban ee saxaafadda, dhiirogalinta nabadda iyo xasiloonida dalka, isaga oo sidoo kale huriyey colaado ahli ah.




From the comments