Suuqyada Shiinaha maanta uma aheyn maalin fiican oo Saamiyada shirkadaha dalkaasi ayaa hoos u dhac ku yimid taas oo cabsi galisay dadka saamiyada Maalgishta.
Wararka dhaqaalaha dunida ee maanta waxaa ugu hadal heyn badnaa Suuq Madoobaadka iyo suuqyada dhaqso isku badalaya ay u keentay suuqa cabsi badan.
Tusaale ahaan Sicirka suuqa Shanghai ayaa xirmay isagoo hoos u dhacay 8.5 boqolkiiba, waa dhibaatadii dhaqaale ugu darneyd Shiinaha tan iyo 2007-dii.




From the comments