Goor dhaw ayaa labo wariye lagu dilay Virginia, dalka Mareykanka xilli ay si toos ah loo tabinayey.
Wariye u shaqeeya , WDBJ7 TV Alison Parker oo 24 jir ah iyo cameraman Adam Ward oo 27 xilli ay ku jireen Wareysi toos ah.
Waxaa la maqlay Xabado dhacay xili tabin toos ah ay socotay, taas oo keentay in ay cararaan Wariyaha iyo qofkii uu wareysanayey.




From the comments