U bood dhigaalka

Heshiis Awood Qeybsi Ah oo ay Kala Saxiixdeed Galmudug iyo Ahlu Sunna

Ogoosto 27, 2015

Sida ku cad heshiis ay maanta kala saxiixdeey maamul goboleedka Galmudug iyo ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, heshiiskaasi oo ka dhacay magaalada Cadaado , Ahlu Sunna waxa ay ka mid noqoneysaa maamulka Galmudug.

Waxaa Ahlu Sunna la siinayaa boqolkiiba 30% baarlamaanka Galmudug, boqolkiiban 25% golaha wasiirada, iyo boqolkiiba 25% taliyeyaasha ciidamada.

Waxa ay tani ka dhigantahay 4 wasiir iyo 22 xildhibaan oo ay ku darsanayaan baarlamaanka Galmudug.

Haddaba hoos ka akhriso waraaqaha la saxiixey

11121314