Qurbajoog Soomaaliyeed ayaa baaskiillo waxa ay u qeybiyeen qaar ka mid ah dadka curyaamiinta ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay.
Baaskiiladaan oo ah kuwo loogu tala galay in ay ku socdaan dadka naafada ah, ayaa waxaa ka faa’ideystay 40 qof oo Curyaamiin ah.
Qaar ka mid ah dadkaan nasiibka u helay in loo qeybiyo Baaskiiladaan ayaa aad uga mahadceliyay deeqdaan, waxaana ay sheegeen in taasi ay ka faa’ideystaan.




From the comments