Goobjoog

Wiilka Xaakimka Dubai oo Wadnaha Istaagay

Maamulka Dubai ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Sheekh Raashid Bin Maxamed Bin Rashid Ala-Maktuum oo ahaa wiil uu dhalay Xaakimka Dubai iyo Ra’isul Wasaaraha dalka Imaaraadka Imaarada Dubai ayaa…

Wiilka Xaakimka Dubai oo Wadnaha Istaagay

Maamulka Dubai ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Sheekh Raashid Bin Maxamed Bin Rashid Ala-Maktuum oo ahaa wiil uu dhalay Xaakimka Dubai iyo Ra’isul Wasaaraha dalka Imaaraadka

Imaarada Dubai ayaa sheegtay in Calamada hoos loo dhigay muddo 3 Maalmood si loogu baroor diiqo geerida Marxuumka.

Sheekh Raashid waxaa ku geeriyooday 34 sano, waxaa isla maanta lagu aasayaa qubuuro ku yaalo Dubai.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments