Goobjoog

Goobjoog News Oo Ciid Wanaagsan Leh, Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed

Maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog News, kuwa ku sugan dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba waxa ay dhammmaantood shacabka Soomaaliyeed leeyihiin Ciid Wanaagsan. Maanta waxay ku beegan tahay maalintii Koowaad ee Ciidul Adxaa,…

Goobjoog News Oo Ciid Wanaagsan Leh, Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed

Maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog News, kuwa ku sugan dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba waxa ay dhammmaantood shacabka Soomaaliyeed leeyihiin Ciid Wanaagsan.

Maanta waxay ku beegan tahay maalintii Koowaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo dhammaan caalamka Islaamka u dabaal degayaan maalintaan qiimaha iyo qaayaha badan.

Hadaba Idaacadda Goobjoog, waxaa maalmaha ciidda ka baxaya Barnaamijyo gaar ah oo maalintaan lagu weyneynayo, waxaana ka mid ah kuwo lagu helayo abaal marinno qaali ah.

Ciid Wanaagsan

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments