Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa sheegtay in baaritaanka lagu wado uu horseeday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan ku yimid shirkadda sida lagu daabacay Bloomberg.
Shirkadda oo ka sheeganeysa dhibaatadaas ayaa intaa ku dartay in inta laga xerayo Kiiskan ay Khasaarahaas sii jiri doonaan.
Madaxa Soma Oil & Gas waa Michael Howard oo horay u ahaa hogaamiyaha Xisbiga Muxaafidka dalka Ingiriiska, shirkadda waxaa ay qiratay in $8.9 Milyan ay Khasaartay muddo hal sano ah.




From the comments