Sida ay sheegayaan Mas’uuliyiinta in ka badan 86 qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay dhinteen in ka badan 126 waa ay ku dhaawacmeen.
Qaraxyada ayaa ka dhacay goob Tareenada laga raaco oo ku Taalla bartamaha Ankara, waxaana la arkayey Meydad daadsan waddooyinka.
Weerarka waxaa lagu qaadey dad dibad baxayaal ah oo diidanaa dagaallada Dowladda iyo Xisbiga Shaqaalaha Kurdistaan PKK oo bishii Labaad socda, dowladda ayaa weerarkaas ku tilmaantau argagixiso.




From the comments