Qoraal Laga Soo Saaray Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Sheeko:Dalka
Waxaa lasoo gabagabeeyay kulan u dhaxeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid, iyo qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa akhriyay qoraal laga soo saaray kulankaasi, waxaana uu sheegay in isaga iyo Ra’iisul wasaaraha ay dib u saxeen qodobadii lagu eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh.
Halkaan hoose ka akhriso qoraalka