Goobjoog

Taliye Ku Xigeenka Ciidamada AMISOM oo Booqday Baardheere iyo Diinsoor

Gen, Mohammedesha Zeyinu oo ah taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM ayaa booqday magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Bay. Labadan degmo Baardhere iyo Diinsoor ayaa ka mid ah…

Taliye Ku Xigeenka Ciidamada AMISOM oo Booqday Baardheere iyo Diinsoor

Gen, Mohammedesha Zeyinu oo ah taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM ayaa booqday magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Bay.

Labadan degmo Baardhere iyo Diinsoor  ayaa ka mid ah degmooyinka ay dhawaab la wareegeen ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda.

Tilaabadan  Gen. Mohammedesha Zeyinu ayaa u muuqdata mid dhiirigalin ah, isagoo sidoo kale warbixin ka dhageystay saraakiisha AMISOM ee goobta ku sugan.

askar-3 askar-5 askar-2

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments