Goobjoog

Magacyada Xildhibaanada Baarlamaanka Uga Qeybgalaya Shirka Madasha Wadatashiga Ee Muqdisho

Guddonka baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaciyay magacyada 25 xildhibaan oo matali doona baarlamanka Soomaaliya, kuwaa oo ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga geeddi socodka 2016. Xildhibaanadaan ayaa qeyb ka noqon doona xubnaha…

Magacyada Xildhibaanada Baarlamaanka Uga Qeybgalaya Shirka Madasha Wadatashiga Ee Muqdisho

Guddonka baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaciyay magacyada 25 xildhibaan oo matali doona baarlamanka Soomaaliya, kuwaa oo ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga geeddi socodka 2016.

Xildhibaanadaan ayaa qeyb ka noqon doona xubnaha shirsan ee madasha wadatashiga.

Xildhibano

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments