Wikileaks ayaa daabacday in la jabsaday cinwaanka iyo Email-ka gaarka ah ee maamulaha CIA-da Mareykanka John Brennan.
Hay’adaha nabadsugidda Maraykanka ayaa sheegtay in arinkaas ay tahay dambi iyo ku xadgudub Shakhsiyadda iyo Khusuusiyadiisa, iyadoo intaa ku dartay in aan Emailka la jabsaday aanu ku jirin wax sir ah
Wararka waxaa ay sheegayaan in arday dugsi sare dhigta uu u dhacay ama jabsaday Emailka maamulaha CIA Mareykanka John Brennan, lakin Wakaaladda waxaa ay ku adkeysaneysaa in aan Macluumaad sir ah la helin.




From the comments