Goobjoog

Netherlands oo Safiirkeedii Kenya ugu Dartay Soomaaliya iyo Safiirka oo Warqadihiisa hor-dhigay Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona arimaha Soomaaliya. Safiirka Netherlands ee Soomaaliya waa Franciscus Albercht Makken, Franciscus Albercht Makken waxaa…

Netherlands oo Safiirkeedii Kenya ugu Dartay Soomaaliya iyo Safiirka oo Warqadihiisa hor-dhigay Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona arimaha Soomaaliya.

Safiirka Netherlands ee Soomaaliya waa Franciscus Albercht Makken, Franciscus Albercht Makken waxaa uu sidoo kale dalkiisa u fadhiyaa dalka Kenya, Kenyatta ayaa September 14keedii ee sanadkan ka guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Franciscus Albercht Makken ayaa la sheegayaa in ay ka wada hadleen xiriirka labada dhinic iyo sidii Netherlands gacan uga geysan lahaayeen arimaha Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa Safiirka ka codsaday taageero dhinac walbo ah si dalkan liita loo gacan siin lahaa,

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments