Warar ku dhaw madaxtooyada ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in maanta xilkii laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.
Muungaab waxaa uu sidoo kale ahaa Duqa Magaalada Muqdisho, lamana sheegin sababta xilka looga qaaday, iyadoo la sugayo shir jaraa’id.
February 27, 2014: Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho loo magacaabay Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo horay u ahaa guddoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee dowladda Soomaaliya.




From the comments