Kulanka koobaad, Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka waxaa maanta la dhaariyay Xildhibaan Abshir Xasan Abshir Faarax oo lagu badalay Aabihii Xasan Abshir Faarax oo xanuunsan.
Waxaa kaloo la ansixiyay lana dhaariyay Xirey Axmed Roble oo lagu badalay Cabdulahi Gacal oo xubin ka ahaa Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka.
Waxaa sidoo kale Maanta Akhrinta koobaad maray Hindise sharciyeedka Maal-galinta Shisheeye Weli lagama doodin sharciga.




From the comments