U bood dhigaalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Magacawday Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan

Sheeko:Dalka

Wareegto kasoo baxday wasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta ee gobalada Sh/dhexe iyo Hiiraan.

Guddigaan ayaa ka kooban 14 xubnood, kuwaasi oo ka shaqeyn doona howlaha farsamo ee maamulkaan la dhisi doono.

Halkaan ka akhri qeybta 1-aad ee warqadda magacaabista guddiga

Halkaan ka akhri qeybta 2-aad ee warqadda magacaabista guddiga