Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku burburtay meel u dhaw magaalada Jubba ee koofurta Suudaan.
Wararka ayaa sheegaya in Diraaradda ay ku dhinteen ilaa 40 qof oo rakaabkii saarnaa ah, lamana oga sababta keentay qaraxa diyaaradda.
Diyaaradda oo ku burburtay Jaziirad ku taallo Niilka Cad ayaa la sheegayaa in uu ka badbaaday Muluq aad u yar.




From the comments