Goobjoog

WAR DEG DEG:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Billaabatay

Goor dhaw waxaa xarunta golaha wakiilada Puntland ee Garoowe si rasmi ah uga billaabatay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ee maamulkaasi. Xilkaan waxaa u tartamaya musharraxiinta kala ah:- Cabdixakii Xaaji Maxamed Axmed…

WAR DEG DEG:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Billaabatay

Goor dhaw waxaa xarunta golaha wakiilada Puntland ee Garoowe si rasmi ah uga billaabatay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ee maamulkaasi.

Xilkaan waxaa u tartamaya musharraxiinta kala ah:-

  • Cabdixakii Xaaji Maxamed
  • Axmed Cali Xaashi
  • Saciid Cabdi Samatar

Dhammaan Musharraxiinta xilkan u tartamaya ayaa jeediyay khdbadaha ay ku sheegayeen waxa ay qaban doonaan.

Codeynta doorashada ayaa ah mid qarsoodi ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

 

 

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments