kulankan oo ahaa wada tashiga qabya qoraalka Hindisa sharciyeedaka axsaabta dalka ayaa socon doona mudo sadax maalin ah
Waxaa ka soo qeybgalay ku dhawaad 200 oo xubnood kuwaa oo ka socday xisbiyda ka jira, bulshada rayidka, Xildhibaanada, Xukuumadda iyo masuuliyiin madalaya maamul Gobaleed dalka, shirkan waxaa soo Agaasintay wasaarada arimaha Gudaha ee xukuumada Soomaliya.
Waxaa Goobta shirka ka dhacay Hadalo ka jeediyaya xubno madalaya xisbiyada dalka iyo xilibaano katirsan baarlamaanka Soomaliya iyo xubno ka socda bulshada rayidka.





From the comments