Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel oo Ku Guuleysatay in Xisbigeeda Ka Dhaadhiciso in Albaabada Loo Furayo Xadka, Lana Qaabillo Qaxootiga.
Chancellor Angela Merkel waxaa ay dooneysa in hoos loo dhigo Qaxootiga dalkeeda soo galaya, arrintaas oo ka dhigan in wax badan iska badaleen aragtida Angela Merkel oo markii hore is aad u xamaasadeysan.
Merkel waxaa ay aqbashay cadaadis uga yimid xisbigeeda Christian Democratic Union (CDU), Xisbigeeda ayaa dalbaday hoos loo dhigo tirada qaxootiga dalka Jarmalka soo galaya, tirada la filay sanadkan waa 340,000.



From the comments