Goobjoog

Wafdi Heer Federaal iyo Heer Gobol Ah oo u Duulay Baladweyn

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed ayaa u baxay Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa kaloo Waftiga ku jira sida wararka…

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed ayaa u baxay Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.

Waxaa kaloo Waftiga ku jira sida wararka sheegayaa Wasiirada Madaxtooyada, Batroolka, Dhalinyarada iyo Sportiga iyo qaar ka tirsan Xildhibaanada.

Waftiga ayaa lagu wadaa in ay dhexdhexaadin ka bilaabaan beelo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalay galbeedka Baledweyn

Wixii warar ah kala soco Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments