Goobjoog

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka: Qabaa’ilka Hiiraan Dega waxay aqbaleen Wareegtadii Madaxweynaha

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Odowaa oo shir jar’aaid ku qabtay Baledweyn ayaa sheegay in ay halkaas u tageen sidii loo dhameyti lahaa wada hadalka dagaalka ka dhacay halkaas…

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka: Qabaa’ilka Hiiraan Dega waxay aqbaleen Wareegtadii Madaxweynaha

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Odowaa oo shir jar’aaid ku qabtay Baledweyn ayaa sheegay in ay halkaas u tageen sidii loo  dhameyti lahaa wada hadalka dagaalka ka dhacay halkaas

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dhaadhicin lahaa beela dega in shirka maamul u sameynta lagu qabto magaalada Jowjar iyo caasimadda noqoto magaalada Buulo-Barde ee gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo 3 maalin booqasho ku joogay xarunta Hiiraan ee beledweyn ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan caasimadda Muqdisho.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments