Suxufiyiinta ka howlgala gobalka Hiiraan ayaa doortay hogaan cusub 12-ka bilood ee soo socota.
Doorasho ka dhacday magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa lagu doortay gudoomiyaha ururka saxafiyiinta gobalkaasi, ku xigeenkiisa iyo sidoo kale xoghayaha ururkaasi.
Waxaa doorashadaan ka qeybgalay 74 suxufi, waxaana gudoomiye loo doortay Jamaal Cali Yare oo helay 40 cod, gudoomiye ku xigeen Cismaan Aadan Careys oo isna helay 34 cod, halka xoghayaha urukana loo doortay Saadaq Cumar Carte oo helay 22 cod.
















From the comments