Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Jubeyr waxaa uu sheegay axaddii in dalkiisa uu xiriirkii u jarya Iran.
Sacuudiga ayaa tilaabadaas qaaday kadib markii la gubay safaaradoodii Iran, arrintaas oo ka dambeysay markii Iran ay ka carooray dilkii Wadaadkii Shiicada ahaa ee Nimr oo Sabtidii lagu daldalay Sacuudiga.
Wasiirka arrimaha dibadda waxaa intaa raaciyay in Sacuudiga uu dilay 47 qof oo argigixiso ah, isla markaana ay habooneen in arrintaas la siyaasadeeyo.




From the comments