Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ee Maamulka Galmudug.
Maxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa markii ay ka dageen Garoonka Magaalada Cadaado Waxaa Halkaas kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug.
Wafdiga ayaa loo Gudbiyay madaxtooyada Cadaado waxaa uu halkaas kulamo kula qaadanayaa mas’uuliyiinta maamulka Galmudug iyo Odayaasha dhaqanka.




From the comments