Goobjoog

Rayid Ku Dhintay Madaafiic Lagu Garaacay Muqdisho

Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay halka 4 kale ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta ku dhacday xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal halkaas ku sugan ayaa sheegay in…

Rayid Ku Dhintay Madaafiic Lagu Garaacay Muqdisho

Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay halka 4 kale ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta ku dhacday xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal halkaas ku sugan ayaa sheegay in ay goobta ku dhinteen dad rayid ah oo ka tirsanaa deegaanka.

Lama oga cidda soo riday iyo xitaa halka loo waday lakin arrintaas waxaa ay walaac ku abuurtay dadka reer Muqdisho.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments