Goobjoog

War-murtiyeed Laga Soo Saaray Safarka Madaxweynaha Jubbaland Ee Cadaado

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho Laba maalin ah waxay ku joogeen magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, iyadoo gabagabada safarka madaxweynaha Jubbaland laga…

War-murtiyeed Laga Soo Saaray Safarka Madaxweynaha Jubbaland Ee Cadaado

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho Laba maalin ah waxay ku joogeen magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, iyadoo gabagabada safarka madaxweynaha Jubbaland laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban Shan qodob.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka

Cadaado1

Cadaado2

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments