Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi Jowhar uga furay shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe .
Madasha shirka lagu furay waxaa ka hadlay guddoomiyeyaasha laba gobo lee Hiiraan iyo Shabeelle iyagoo ka hadlay waxyaabaha la doonayo in shirka ay ka soo baxaan.
Shirka waxaa kaloo ka qeyb galaya Wasiiro ka socda Xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasiirada Kalumeysiga iyo Petroolka.




From the comments