Goobjoog

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi Ballaaran oo Gaaray Jowhar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray Jowhar si uu u furo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe, Jowhar waxaa horay u sii joogaan Madaxda dowladda, Wasiiro, Wasiir ku…

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi Ballaaran oo Gaaray Jowhar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray Jowhar si uu u furo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe,

Jowhar waxaa horay u sii joogaan Madaxda dowladda, Wasiiro, Wasiir ku xigeenno, agaasimayaal, waxaa kaloo tagay wafdi uu horkacayo Yusuf Xagar guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellada dhexe ayaa la filayaa in uu socdo 3 bil ee soo socota, iyadoo lagu dooran doonta maamulka maamul goboleedkii ugu dambeeyay Soomaaliya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments