Madaxweynaha Galmudug ayaa xafladdii furitaanka shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabaleeda dhexe ayaa sheegay in uu mar walbo maqlo iyagoo la leeyahay Hiiraan iyo Shabeelada dhexe waa maamulka ugu dambeeyay federaalka lakin arrintaas aanay sax aheyn.
Guuleed waxaa uu ku booriyay Madaxweynaha iyo dadkii halkaas joogay in la ogaado in dadka Banaadir ay xaq u leeyihiin maamul goboleed isagoo cod dheer ku yiri” Banaadir waa State in La Dhiso U Baahan”.
Mar uu ka hadlayey shirka Kismaayo waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in la dhowro xaqa shacabka Soomaaliyeed oo la fogaado salbursiga.




From the comments