Xildhibaan Maxamed Iidle Geedi Xerow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in loo badan yahay xubnaha madasha Wadatashiga qaran ay isku raacaan in la qaato nidaamka 4.5.
Waxa uu sheegay in qaabka hadda ay wax uga socdaan magaalada Kismaayo ay u muuqato mid laga tallaabayo hab deegaan.
“Weli shirka waa uu socdaa go’aan lagama gaarin laakiinse waxaa loo badan yahay in lagu heshiin doono habka 4.5, qaab deegaan ma filayo inkastoo weli go’aan la gaarin laakiinse qaabka qabiilka ayaa xooggan” ayuu yiri xildhibaanka.




From the comments