Safaarada dalka Mareykanku uu ku leeyahay magaladda Baghdad ee Caasimada dalka Iraq ayaa xaqiijisay in dhowr ruux oo American ah lagu afduubtay dalkaasi.
Safaaradda ayaa sheegtay in si dhow ay ula shaqeym doonto dowladda Iraq si dadkaas loo sii daayo.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in 3 ruux oo Mareykan ah iyo turjumaankoodii in la gu heysto koonfurta dalka Ciraaq waxaana wararkaa laga helay ilo maxalli ah oo dhanka ammaanka ah, balse mareykanku kama hadlin meesha lagu afduubtay iyo meesha lagu hayo midna.




From the comments