Waxaa Goordhaw Baydhabo gaaray wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud si ay uga qeyb galaan caleemo saarka guddoomiyaha baarlamaanka Koofur Galbeed iyo ku xigeenadiisa.
Wararka ayaa intaa ku daraya in sidoo kale oo Baydhabo gaaray Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikarim Guuleed iyo wafdi heer sare ah oo ka socda maamulka galmudug.
Wufuudda kale ee goobta ku sugan waxaa ka mid aha guddoomiyaha baarlamaanka Jabbaland Cabdi Maxamed C/raxmaan iyo wafdi kale oo ka socda Jubbaland.




From the comments