Goobjoog

22 Xisbi Siyaasadeed Oo Maxkamadda Sare Ee Dalka u Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Ra’iisul Wasaare Cumar

Hogaamiyayaasha xisbiyada siyaasadda Soomaaliyeed oo gaaraya 22 gudoomiye xisbi ayaa gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad Dastuuri ah oo ku eedeenaysa Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid in uu hor…

22 Xisbi Siyaasadeed Oo Maxkamadda Sare Ee Dalka u Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Ra’iisul Wasaare Cumar

Hogaamiyayaasha xisbiyada siyaasadda Soomaaliyeed oo gaaraya 22 gudoomiye xisbi ayaa gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad Dastuuri ah oo ku eedeenaysa Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid in uu hor istaagay meelmarinta hindise sharciyeedka habka xisbiyada.

Warkaan oo faah faahsan goor dhaw la soco

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments