Wararka ka imaanaya Ceelcadde ayaa sheegaya in qoysas u badan xoolo dhaqato ay dib ugu laabanayaan Ceelcadde.
Qof ku sugan deegaanka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in qoysaskii deegaankaasi deganaa ay dib ugu soo laabanayaan.
Dadkan oo markii hore uga salkacay guryahoodii oo ku yaalay degaanka ceelcade saamayn ka soo gaari karta baqdinta ay ka qabeen dagaal dhaxmara Xarakada Al-Shabaab iyo Ciidanka Kenya ayaa hadda bilaabay inay dib u gurya noqdaan .




From the comments