Goobjoog

Jubbaland oo Sheegtay in AMISOM aanay Ka Bixin Garoonka Kismaayo

Saraakiisha garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa beeniyay in garoonka diyaaradaha Magaaladaasi eey ka baxeen ciidamada Amisom ee ku sugnaa Garoonka Ismacil Maxamed Kheyre dhuxul oo ah taliyaha Garoonka diyaaradaha Magaalda Kismaayo…

Jubbaland oo Sheegtay in AMISOM aanay Ka Bixin Garoonka Kismaayo

Saraakiisha garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa beeniyay in garoonka diyaaradaha Magaaladaasi eey ka baxeen ciidamada Amisom ee ku sugnaa Garoonka

Ismacil Maxamed Kheyre dhuxul oo ah taliyaha Garoonka diyaaradaha Magaalda Kismaayo ee jubbada hoose ayaa sheegay in ciidamo dheeraad ah eey yimaadaan mooyee eeysan jirin Ciidamo Amisom ah oo ka baxay Garoonka Kismaayo

Arrintan ayaa timid kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in AMISOM ay ka baxday garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo halkaas oo ay ku sugnaayeen muddo dheer.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments