Goobjoog

War Murtiyeed ay soo Saareen Madasha Midnimada iyo Dimoqoraadiyadda

Waxaa Maanta war murtiyeed soo saaray madasha midnimada iyo dimoqoraadiyadda dalka, warkan oo ka koobnaa ilaa il 7 qodob, waxaa la soo gaarsiiyay Goobjoog News. Qodobada ku jira waxaa ka…

War Murtiyeed ay soo Saareen Madasha Midnimada iyo Dimoqoraadiyadda

Waxaa Maanta war murtiyeed soo saaray madasha midnimada iyo dimoqoraadiyadda dalka, warkan oo ka koobnaa ilaa il 7 qodob, waxaa la soo gaarsiiyay Goobjoog News.

Qodobada ku jira waxaa ka mid ah: qodobo la sheegay in ay ku jiraan dastuurka dalka oo la jabiyay, in hogaamiyeyaasha dalka ay fashilmeen iyo arrimo kale

Halka Riix si aad u hesho war Murtiyeedka oo dhameystiran

Madasha

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments