Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa koox hubaysan waxa ay ku dhawaceen Degmadaas.
Gudoomiyaha Maxkamada oo Lagu Magacaaba Shiikh Ibraahin Nuur Shacbaan waxana lagu dhawacay meel u dhow Gurigiisa.
Dhawac Gudoomiyaha ka dib waxa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowlada federaalka Soomaalia.




From the comments