Wada hadallada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa la sheegayaa in ay meel fiican marayaan arrintaas soo afjari doonta kala qeybsanaanta Galmudug dhexdeeda ah.
Maamulka Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo wada hadalada ay ku jiraan Xubnaha Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku sugan Degmada Dhuusmareeb ee Gobolka Galgaduud.
Madaxwayne ku xigeenka Maamulkaas Madaxweyne Ku Xigeynka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi (Cabdi Carabeey) ayaa sheegay in wada hadalada labada dhinac u dhaxeeya ay soo gaareen meel aad u wanaagsan.




From the comments