Dowladda Japan ayaa dhaqaale gaaraya 37 milyan ugu yaboohday Dowladda Federaalka Soomaaliya si wax loogu qabto arrimaha Ammaanka Dalka.
Warkan ayaa yimid markii Madaxda Dalkaas hadal ay ka jeediyeen Kulanka Midowga Africa ee Adis Ababa oo galay maalintii labaad isla markaana ay ka qayb galayaan Madaxda Inta badan qaarada Africa
Shirka Midowga Afrika ayaa galay Maalintii labaad waxaana Madaxwaynaha Dowladda oo halkaas ku sugan kulamo kala duwan la qaatay , madaxda ka qayb galaysa Shirka.



From the comments