Mid ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalka Soomalia ay ku guul dareysteen in dalka ay gaarsiiyaan Hiigsiga 2016-ka oo Ummadda Soomaaliyeed ay ka dhowrayeen Madaxda Dowlada Federelka.
Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dalalka Beesha Caalamka aysan ka go’een wax ka qabashada xaaladaha cakiran ee dhanka siyaasada Dalka.
Waxa uu tilmaamay siyaasigan in loo baahan yahay in Barlamaanka Dowlada Federaalka uu qaato go’aan kasta oo ay ku samatabixinayaan Shacabka Soomaaliyeed.




From the comments