Goobjoog

Cadaado oo laga Dhigay xarunta Ganacsiga Galmudug

Wareegto Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug ayuu madaxweynaha Galmudug Cabdimkarim Xuseen Guuleed Magaalada Cadaado ugu magacaabay in ay tahay Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi.

wareegtada

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments