Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo Khasaare ka dhashay
Sheeko:Dalka

Qof gaari watay ayaa la sheegayaa in uu shil ku galay isla markaana goobtii ku geeriyooday, shilka waxaa uu ka dhacay waddada 21 October ee magaalada Muqdisgo.
Marxuumka ayaa gaarigiisa waxaa uu ka baxay wadada, waxaana la sheegay in uu Tabeello la galay gaariga, lama oga sababta rasmiga ah.
Ninka shilka gaari ku dhintay waxaa la sheegay in uu daba socday gaari ciidan oo Hoon u yeerinayey, isaga oo seed isku dayey in uu siiyo.
Goobjoog News