Goobjoog

Galmudug Oo Soo Badbaadisay Nin Kenyaan Ah

Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa soo badbaadiyay Muwaadin Kenyaan ah oo muddo Sanad iyo 8 Bil lagu heystay deegaanka Xinlibi ee Mudug. Ninkan ayaa lagu soo badbaadiyay Howlgalka ciidamada Galmudug ay…

Galmudug Oo Soo Badbaadisay Nin Kenyaan Ah

Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa soo badbaadiyay Muwaadin Kenyaan ah  oo muddo Sanad iyo 8 Bil lagu heystay deegaanka Xinlibi ee Mudug.

Ninkan ayaa lagu soo badbaadiyay Howlgalka ciidamada Galmudug  ay ka sameeyeen meel  160 KM Cadaado u jirta.

Ninkan ayaa ahaa Dhakhtar ka shaqeyn jiray Cadaado, waxaana afduubtay koox burcad badeed ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments